Sheekh Xasaan iyo Xubno kale oo Soomaali iyo ajaaniib ah oo xayiraad la saaray (Magacyada)

Dowlada Mareykanka ayaa shaqsiyaad Soomaali Kenyan ah iyo ajaaniib kale oo Kenya kunool saartay xayiraad , waxaana dadkan lagu eedeeyay in xiriir dhaw la leeyihiin ururo argagaxiso . Wasaaradda Maaliyadda Dalka Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogtay Shaqsiyaad isugu jira Ganacsato iyo Culimo caan ka ah gudaha Kenya, waxaana dowlada Mareykanka dadkan ku eedeesay in xiriir … Continue reading Sheekh Xasaan iyo Xubno kale oo Soomaali iyo ajaaniib ah oo xayiraad la saaray (Magacyada)